HomeUncategorized

Maamulka Galmudug oo beeniyey mar kale in Jeexdin lagu laayey Alshabab.

Cadaado, Oct 04 2016--War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu beeniyey warar sheegayey in duqayntii dhowaan kadhacday deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug lagu beegsaday xubno katirsan ALshabab.

M/weynaha dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka Tukiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray.
Suuqii Al-shabaab ay weerartay ee Westgate oo Dib loo Furayo
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo maanta kormeero ku sameysay dugsiyada waxbarasho ee ku yaala Garowe.

Cadaado, Oct 04 2016–War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu beeniyey warar sheegayey in duqayntii dhowaan kadhacday deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug lagu beegsaday xubno katirsan ALshabab.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: