Shacabka Israa’iil oo u dareeray goobaha doorashada

HomeWararka

Shacabka Israa’iil oo u dareeray goobaha doorashada

Shacabka Israa’iil ayaa u dareeray goobaha doorashada, si ay u dhiibtaan codkooda, isla markaana u doortaan musharaxa ay rabaan. Doorashada ka dhac

Salaam Bank oo Xarun Cusub Ka Furtay Degmada Galdogob (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Khudbadii Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden Per Olsson Fridh

Shacabka Israa’iil ayaa u dareeray goobaha doorashada, si ay u dhiibtaan codkooda, isla markaana u doortaan musharaxa ay rabaan.

Doorashada ka dhacaysa israa’iil ayaa noqonaysa mid guud oo in ka yar sanad gudahiis la qabto, kadib markii xisbiga talada haya lagu soo eedeeyey wax isdaba marin.

Waxaa ku tartamaya doorashada Israa’il labo musharax oo kala hogaminaya labo xisbi, kuwaasi oo kala ah Raysal wasaare Benjamin Netanyahu oo hogaaminaya xisbiga garabka midig ee Likud iyo taliyihii hore ee ciidanka Israa’iil Benny Gantz, oo isna hogaaminaya xisbiga Blue and White alliance.

Dadka ayaa ka codeenaya 15 goobood oo waxaa la xakeemeyey goobaha codeynta, kadib markii digniino laga muujiyey halista cudurka cronovirus.
Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: