Salaam Bank oo Xarun Cusub Ka Furtay Degmada Galdogob (dhegayso)

HomeWararka

Salaam Bank oo Xarun Cusub Ka Furtay Degmada Galdogob (dhegayso)

Bankiga Salaam oo kamid ah bangiyada Soomaalida ee sanadihii ugu dambeeyey samaynayey horumarka ballaaran ayaa xarun cusub waxa uu markii ugu horeysey ka hirgeliyey degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug Puntland. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597468c6030100bc7de84382/warbixinta+salaam.mp3

Urur Goboleedka IGAD oo taageeray codsiga Soomaaliya ee ah in laga qaado cunaqabataynta hubka
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Hodan Sulub Diini (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Bankiga Salaam oo kamid ah bangiyada Soomaalida ee sanadihii ugu dambeeyey samaynayey horumarka ballaaran ayaa xarun cusub waxa uu markii ugu horeysey ka hirgeliyey degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug Puntland.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Farhaan yuusuf Aadan 7 years ago

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Aan falcelintaan idiin reebo waayo waxaad tihiin keydiyaha ama sanduuqa umada soomaaliyeed waxaana rajeynayaa in aan u shaqeyndooba kambaniga mustaqbalka inshAllah.

DISQUS: