Site icon Radio Daljir

Salaam Bank oo Xarun Cusub Ka Furtay Degmada Galdogob (dhegayso)

Bankiga Salaam oo kamid ah bangiyada Soomaalida ee sanadihii ugu dambeeyey samaynayey horumarka ballaaran ayaa xarun cusub waxa uu markii ugu horeysey ka hirgeliyey degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug Puntland.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597468c6030100bc7de84382/warbixinta+salaam.mp3?_=1
Exit mobile version