HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynihii dowladdii KMG ee Soomaaliya oo kahadlay Muranka Badda.

Muqdisho, Sep 29 2016--Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysey waxa uu kahadlay arrimaha muranka badda ee kadhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Caawa iyo Daljir, Nov 29-2012, Khadar Cawl Ismaaciil _Daljir Buuhoodle
Madaxweyne xasan sheikh oo ciidamada dowladda ee galguduud ugu baaqay dhabar adayg (Maqal)

Muqdisho, Sep 29 2016–Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysey waxa uu kahadlay arrimaha muranka badda ee kadhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu kudheeraaday arrimo ay shacabka Soomaaliyeed siweyn u hadalhayeen oo ahaa in xilligii dowladdiisii la iibsadey qaar kamid ah xeebaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan xuduud badeedka Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: