Caawa iyo Daljir, Nov 29-2012, Khadar Cawl Ismaaciil _Daljir Buuhoodle

M/weyne Faroole oo shacabka Puntland uga digey gacan siinta cadowgooda, Wasiiradda Soomaaliya oo go’aamiyey in ciidamo gaar ah loo sameeyo Muqdisho, Dagaalo maalinkii labaad ka soconaya degmada Xudun ee gobolka Sool, maamulka Khaatumo oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland iyo Nabadoon ka badbaadey weerar loogu geystey Beledweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com