DHEGEYSO-RW Soomaaliya oo maalintii labaad kusugan Boosaaso.

Boosaaso, Sep 29 2016–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo socdaal kumaraya deegaamada Puntland ayaa maanta kusugan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland oo shalay lagu soodhoweeyey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com