Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo deeq dawooyin ah gaarsiyeey cisbitaalka Dhuusamareeb (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo deeq dawooyin ah gaarsiyeey cisbitaalka Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeynka Dowlad Gobaledka Galmudug mudane Ali Daahir Ayaa maanta kormeer ku tagay isbitaalka weyn ee caasimada Dhusamareeb kaas oo ugu ku

CAAWA & DALJIR | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO
SAHRA CIGAAL OO LAGU DOORTAY GAROOWE AYAA SHEEGTAY IN AY U SHAQEYN DOONTA SOOL SANAAG IYO CAYN.
Facebook Muxuu Saamayn Ku Leeyahay Bulshadda Dhexdeeda (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeynka Dowlad Gobaledka Galmudug mudane Ali Daahir Ayaa maanta kormeer ku tagay isbitaalka weyn ee caasimada Dhusamareeb kaas oo ugu kuur galayay xaldda isbitaalka sido kale waxu Deeq daawo ah garsiyay isbitaalka si lagu dabolo baahida ka jirta isbitaalka.

Kormeerka waxaa ku wehlinayay Gudoomiye kuxgeynka labaad ee Barlamaanka Marwo Faadumo Faandhe iyo Gudiga Adeega Bulshada ee Barlamaanka 2aad Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: