Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo deeq dawooyin ah gaarsiyeey cisbitaalka Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo deeq dawooyin ah gaarsiyeey cisbitaalka Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeynka Dowlad Gobaledka Galmudug mudane Ali Daahir Ayaa maanta kormeer ku tagay isbitaalka weyn ee caasimada Dhusamareeb kaas oo ugu kuur galayay xaldda isbitaalka sido kale waxu Deeq daawo ah garsiyay isbitaalka si lagu dabolo baahida ka jirta isbitaalka.

Kormeerka waxaa ku wehlinayay Gudoomiye kuxgeynka labaad ee Barlamaanka Marwo Faadumo Faandhe iyo Gudiga Adeega Bulshada ee Barlamaanka 2aad Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com