HomeUncategorized

DHEGEYSO-Deegaamo katirsan gobolka Nugaal oo xaalad culus laga soosheegayo.

Garoowe, Sep 20 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno tuulada Kabaal oo hoos tagta degma xeebeeda Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in hallkaasi ay ka taagan tahay xaalad culus oo dadka deegaanka haysata.

Midowga Afrika oo Muqdisho soo gaadhsiiyay ku dhawaad 1000 askari ee ciidanka AMISOM. [Akhris …]
Dablay hubaysan oo caawa bililiqaysatay hantidii shirkada Golis qaybteeda adeega Sahal ee koonfurta Gaalkacyo.
Saraakiisha ciidamada Buuhoodle oo wacyigelin nabadgelyo ku tegey Waqooyiga gobolka Cayn ( Dhegayso).

Garoowe, Sep 20 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno tuulada Kabaal oo hoos tagta degma xeebeeda Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in hallkaasi ay ka taagan tahay xaalad culus oo dadka deegaanka haysata.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay inay haysto xaalad abaareed oo sababtay biyo la’aan culus oo soo waajahday dadkii iyo duunyadii kunoolaa halkaasi.

Dhanka Kale Dadka Degaanka Kabaal ayaa Waxay Ka Cabayaana Ganacsato Xirtay Bada oo ay Ku Xirnayd Wax Soo Saraka Noloshooda Waxayna Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka u Direen Fariin ah in Dib Loogu Furo Baddii ay Noloshoodu ku Tiirsanayd Taas oo Ganacsato u Xiran Sida y Sheegeen ilaa Bishii Jullay ee aynu Sii Dhaafnay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: