DHEGEYSO-Waraysigii ugu dambeeyey ee dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya.

Muqdisho, Sep 20 2016-Dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan muranka Badda ayaa maanta mar kale ka bilaaban doonta Maxkamadda Hague, iyadoo dowladda Soomaaliya ay rajo ka muujisay inay ku guuleysan doonaan Dacwada.  

Guddiga dowladda Soomaaliya u matalaya dacwadaas ayaa maanta ka jawaabaya doodihii ay la timid Kenya   

Hadaba maxay maanta soomnaaliya doodeeda ay kuwajahantahay ? maxaase laga filankaraa in dacwadaasi ay kasoobaxdo?  rajo inteela eg ayaa laga qabaa in soomaaliya ay kuguulaysato dacwadan?  su.aalahaasi iyo kuwo kaleba waxaan hordhignay xildhibaan maxamed cumar dalxa ,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com