DHEGEYSO-Deegaamo katirsan gobolka Nugaal oo xaalad culus laga soosheegayo.

Garoowe, Sep 20 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno tuulada Kabaal oo hoos tagta degma xeebeeda Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in hallkaasi ay ka taagan tahay xaalad culus oo dadka deegaanka haysata.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay inay haysto xaalad abaareed oo sababtay biyo la’aan culus oo soo waajahday dadkii iyo duunyadii kunoolaa halkaasi.

Dhanka Kale Dadka Degaanka Kabaal ayaa Waxay Ka Cabayaana Ganacsato Xirtay Bada oo ay Ku Xirnayd Wax Soo Saraka Noloshooda Waxayna Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka u Direen Fariin ah in Dib Loogu Furo Baddii ay Noloshoodu ku Tiirsanayd Taas oo Ganacsato u Xiran Sida y Sheegeen ilaa Bishii Jullay ee aynu Sii Dhaafnay .

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com