Nabadoon Xaarin: “Ardayda Puntland waxaa logu tala galay in la niyad Jabiyo”( dhegayso| daawo )

HomeWararka

Nabadoon Xaarin: “Ardayda Puntland waxaa logu tala galay in la niyad Jabiyo”( dhegayso| daawo )

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Xaarin oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay khasab ku keenayaan shahaadada Dugsiyada sare,isago sheegay in ardayda Puntland logu talagalay inay niyad jabaan. Xaarin ayaa sheegay inay khasab ku keeni donaan Shaahada balse Ardaydu aysan Walwalin. Wariye Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo ku sugan ayuu u Waramay. Hoos ka daawo.

GOLDOGOB: Shirka Nabadeynta Beelaha Gobolka Mudug
Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Xaarin oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay khasab ku keenayaan shahaadada Dugsiyada sare,isago sheegay in ardayda Puntland logu talagalay inay niyad jabaan.

Xaarin ayaa sheegay inay khasab ku keeni donaan Shaahada balse Ardaydu aysan Walwalin.

Wariye Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo ku sugan ayuu u Waramay.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: