Nabadoon Xaarin: “Ardayda Puntland waxaa logu tala galay in la niyad Jabiyo”( dhegayso| daawo )

Nabadoon Xaarin: “Ardayda Puntland waxaa logu tala galay in la niyad Jabiyo”( dhegayso| daawo )

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Xaarin oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay khasab ku keenayaan shahaadada Dugsiyada sare,isago sheegay in ardayda Puntland logu talagalay inay niyad jabaan.

Xaarin ayaa sheegay inay khasab ku keeni donaan Shaahada balse Ardaydu aysan Walwalin.

Wariye Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo ku sugan ayuu u Waramay.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com