Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Shaahaado Xamar laga bixiyo Ku burburi maayo Mustaqbalka Ardayda Puntland” ( dhegayso| daawo )

HomeWararka

Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Shaahaado Xamar laga bixiyo Ku burburi maayo Mustaqbalka Ardayda Puntland” ( dhegayso| daawo )

Xildhibaan hore cabdibarre jabriil,inta badana ka hadlay difaaca iyo danaha shacabka Puntland iyo kuwa somaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka federaalka

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Maxkamadda Caddaaladda Aduunka oo dhagaysanaysa kiis ka dhan ah Israa’iil
Waraysiga Q-2aad ee Dr. M Cawad | Safarkii Waxgaradka Muqdisho ee Sool,

Xildhibaan hore cabdibarre jabriil,inta badana ka hadlay difaaca iyo danaha shacabka Puntland iyo kuwa somaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka federaalka iyo Dowladda Puntland,isago sheegay in Puntland Dowladda Farmaajo kahor shahadeeda iyada aysan cid uga bahnaan jirin.

3 sano kadib waxaa u qabsoomay xukumaddaa Farmaajo ayuu ka hadlay ,isago sheegay inay khayre iyo farmaajo fashilmeen,dalkana Amaan darro iyo burburinta Maamuladda u horsedeen shacabka

Waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya ayuu siyeey Warbaahinta Daljir,isago ku sugan Dalka maraykanka Ayuu u Waramay Wariye Maxamed Lakiman.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: