Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

Gudiga ka hortaga Caabuqa Covid 19 ee degaanada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb.

Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid yihiin in la xiray Xuduudaha Galmudug, sidoo kalena in la joojiyay Kulamada dadweynaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com