HomeUncategorized

Dhagayso Diyaaradaha Kenya oo Duqeyeeyay Ceel-waaq deegaanno hoos taga

Ceelwaaq, Sept, 18 - 2016 - Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in Duqeynta Diyaaradaha Kenya ay kurndhinteen illaa 5 Qof halka ay ku dhaawacmeen 8 kale oo dhamaantoodrnShacab ah sida ay hadalka u dhigeen.rn

Somalida Australia oo Mudaharaad Dhigay
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland oo ka waramay socdaal dalka Ingiriiska uu ku joogo
Xukuumada Puntland oo sheegtay in xus balaaran loo samayn doono munaasabada 1-da August, ee aasaaska dawlada Puntland. [Dhegaysi …]
Ceelwaaq, Sept, 18 – 2016 – Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in Duqeynta Diyaaradaha Kenya ay ku dhinteen illaa 5 Qof halka ay ku dhaawacmeen 8 kale oo dhamaantood Shacab ah sida ay hadalka u dhigeen.
 
Hayeeshee Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somaliya ee Gobolka Gedo waxay sheegeen in Diyaaradaha Kenya ay beegsadeen Fariisomo alshabaab ay daganaayeen laguna gubay Gaadiid Dagaal.
 
Sidoo kale waxay sheegeen in meelaha la duqeeyay ay ka mid yihiin goobo shacab ay daganaayeen arintaasina ay aad ucambaareeynayaa.  Hadaba duqaymahaasi iyo faahfaahintooda waxaa Radio Daljir uga waramay Taliyaha Qaybta Boliska Gobolka Gedo Gaashaanle Sare Maxamuud Cali Axmed, waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man.
 
Hoos ka dhgayso waraysigii oo dhammaystiran

 
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0