DHEGEYSO-Maamulka gobolka Banaadir oo kahadlay dilka General Goobaale.

Muqdisho, Sep 18 2016-Maamulka gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax lala beegsaday gaari uu watay General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyahii Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo wareysi siiyay Radio Daljir ee ayaa sheegay in Qaraxan ay ku dhinteen Gen. Goobaale iyo 6 ka mid ah Ilaaladiisa, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 4 Qof oo shacab ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com