
Talaado, Oktoobar 20, 2015 (Daljir) —Qaybo kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Australia ayaa waxaa kadhacay banaan bax lagu taageerayey gabar Soomaaliyeed oo lagu faraxumeeyey dalkaasi, waxaana banaanbaxaasi ka qaybgalay Australian, Soomaali iyo ajaaniib kale.
Gabadhan oo lagu magacaabo Abyan ayaa waxaa lagu kufsaday xero ku taalla jasiiradda Nauro, xeradaas oo ah mid ay dowladda Australia geeyaan qaxootiga iyo dadka kale ee magan-galyo doonka ah ee dalkaas gala.
By: Abdirashiid
FAALLOOYIN & FALCELIN