Dhagayso Diyaaradaha Kenya oo Duqeyeeyay Ceel-waaq deegaanno hoos taga

Ceelwaaq, Sept, 18 – 2016 – Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in Duqeynta Diyaaradaha Kenya ay ku dhinteen illaa 5 Qof halka ay ku dhaawacmeen 8 kale oo dhamaantood Shacab ah sida ay hadalka u dhigeen.
 
Hayeeshee Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somaliya ee Gobolka Gedo waxay sheegeen in Diyaaradaha Kenya ay beegsadeen Fariisomo alshabaab ay daganaayeen laguna gubay Gaadiid Dagaal.
 
Sidoo kale waxay sheegeen in meelaha la duqeeyay ay ka mid yihiin goobo shacab ay daganaayeen arintaasina ay aad ucambaareeynayaa.  Hadaba duqaymahaasi iyo faahfaahintooda waxaa Radio Daljir uga waramay Taliyaha Qaybta Boliska Gobolka Gedo Gaashaanle Sare Maxamuud Cali Axmed, waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man.
 
Hoos ka dhgayso waraysigii oo dhammaystiran

 
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com