HomeUncategorized

Dhagayso Hub lagu qabtay Dakada Boossaaso

Boossaaso, 14 - Sept - 2016 - Warar laga halayo Dakada Boossaaso ayaa ku waramaya in maantay lagu qabtay Dakada hub fudud oo lagu soo dhex-qariyay doon siday maciishad kale duwan, sidaasina waxaa Daljir u xaqiijiyay Talyaha Taliyaha ciidanka amaanka dekedda Bossaso Gaashaanle sare Maxamed Cali Xaashi oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sidaan kuwaramay

Dowladda Puntland oo Hormarinaysa Ciyaaraha gobolka Sanaag
Dowladaha ku lugta leh Colaadaha Syria oo Shir isugu Imaanaya
Puntland oo walaac ka muujisay qaybsiga xujayda Soomaaliyeed.

Boossaaso, 14 – Sept – 2016 – Warar laga halayo Dakada Boossaaso ayaa ku waramaya in maantay lagu qabtay Dakada hub fudud oo lagu soo dhex-qariyay doon siday maciishad kale  duwan, sidaasina waxaa Daljir u xaqiijiyay Talyaha Taliyaha ciidanka amaanka dekedda Bossaso Gaashaanle sare Maxamed Cali Xaashi oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sidaan kuwaramay 

Waxaana uu waramay Maxamud Cabdi Ibrahim

Hoos ka dhagayso

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: