Puntland oo walaac ka muujisay qaybsiga xujayda Soomaaliyeed.

Garoowe, Aug 04 2016, Golaha xukuumadda Puntland oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa walaac ka muujiyey habka loo qaybsaday tirada xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan u socdaalaysa goobta barakaysan ee Xajka.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com