HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulkii degmada Burtinle oo kalsoonidii lagala laabtay.

Burtinel, Sep 08 2016--Golaha deegaanka ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay codkii kalsoonida kala laabteen maamulkii degmadaasi, gaar ahaan gudoomiyihii, kadib markii ay kudhowaad 20 xildhibaan mooshin kakeeneen.

Al-shabaab oo Bur-burisay Buundo Caan oo ku taalay Deegaanka Janaale
Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland oo ka hadlay qorshe sanadeedka 2012 ee wasaaradda
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon.

Burtinel, Sep 08 2016–Golaha deegaanka ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay codkii kalsoonida kala laabteen maamulkii degmadaasi, gaar ahaan gudoomiyihii, kadib markii ay kudhowaad 20 xildhibaan mooshin kakeeneen.

Hadaba waxaan arrinkaasi ka waraysanay Xildhibaan Cumar Xuseen Garre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: