DHEGEYSO-Maamulkii degmada Burtinle oo kalsoonidii lagala laabtay.

Burtinel, Sep 08 2016–Golaha deegaanka ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay codkii kalsoonida kala laabteen maamulkii degmadaasi, gaar ahaan gudoomiyihii, kadib markii ay kudhowaad 20 xildhibaan mooshin kakeeneen.

Hadaba waxaan arrinkaasi ka waraysanay Xildhibaan Cumar Xuseen Garre.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com