DHEGEYSO-Maamulka G Banaadir oo bilaabay jeexjeexidda boorarka Musharixiinta.

Muqdisho, Sep 08 2016–Musharixiinta kusugan magaalada Muqdisho iyo Maamulka gobobolka Banaadir ayaa dhibaatadii ugu cuslayd kala haysataa kadib markii maamulka gobolka oo kaashanaya Hay’ada NISA uu bilaabay jeexjeexidda boorarka iyo sawirrada Musharixiinta.

Cumar Laki Maan ayaa warbixintaan hoose kadiyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com