HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland,*Go’aanka lagu joojiyey soo dejinta qaadka nama quseeyo*.

Garoowe, Sep 05 2016--Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuusan qusayn go'aankii xukuumadda Soomaaliya ay ku hakisay diyaaradihii qaadka keeni jirey dalka Soomaaliya.

Markab kuwa shidaalka qaada ah oo si dirqi ah uga bad-baaday burcad-badeed.
Barakacayaasha ku sugan nawaaxiga Muqdisho oo mudaaharaad dhigey maanta. [Akhris …]
US oo sheegatay dilka Dagaal-yahano ka tirsan Al-shabaab

Garoowe, Sep 05 2016–Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuusan qusayn go’aankii xukuumadda Soomaaliya ay ku hakisay diyaaradihii qaadka keeni jirey dalka Soomaaliya. 

Afhayeenka xukuumadda Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel), oo waraysi gaar ah caawa siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in Puntland arrintaasi aysan u oolin ayna xor u tahay ganacsigeeda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: