HomeUncategorized

DHEGEYSO-Isimo howlo nabadayn ah kawada magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle, Sep 04 2016--Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxa ay ka wadaan howlo ballaaran oo nabadayn ah.

?Cali Bartuuro, oo ka mid ahaa halgamayaashii gobanimadoonka Somaliya, kama mid ahaa bud-dhigayaashii SYL, oo geeriyooday.
(DHAGEYSO) Waxgaradka Gobalka Hiiraan oo labo u kala qeybsamay
India oo laba boqol oo milyan ugu deeqaysa Amisom, balaayiin kalena Afrika ugu talo gashay.

Buuhoodle, Sep 04 2016–Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxa ay ka wadaan howlo ballaaran oo nabadayn ah.

Garaadka iyo tiro isima ah oo uu hogaaminayo oo degmada gaarey ayaa waxa ay lahadleen boqolaal shacab ah iyagoona ku baaqay in nabadgelyada la xoojiyo lagana shaqeeyo sidii beelaha nabadooda looga shaqayn lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: