Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Doorka waalidiinta ee la socoshada waxbarashada carruurtooda (Taxanaha 7aad – dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Doorka waalidiinta ee la socoshada waxbarashada carruurtooda (Taxanaha 7aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyn doonaa qodobada soo socda: Waalidiintu xil ma iska saraan la socodka waxbarashada carruurtooda iyo xidh

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Xiddigta Hollywood Ubax Maxamed iyo sidii ay magaceeda u nacday
Wasiir Xafiina: “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan” (daawo)

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyn doonaa qodobada soo socda:

  1. Waalidiintu xil ma iska saraan la socodka waxbarashada carruurtooda iyo xidhiidhka macalimiinta iyo maamulka iskuulada?
  2. Maxaad se kula talinlahayd waalidiinta iyo iskuulada dhanka muhiimada la socodka waxbarashada caruurtooda iyo xidhiidhka macallimiinta iyo maamulka iskuulka?
  3. Badanaa iskuuladu waxa ay sheegaan in hooyooyinku u badanyihiin waalidiinta timaada, la socota oo soo booqata iskuulka ama yimaada marka looga yeedho amaba loo baahdo si ay ula socdaa waxbarashada carruurtooda. Maxaa sababa taas, aaway se doorkii aabbuhu?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: