Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa maant aad loo adkeeyya xili uu ku soo wajahanyahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa aad looga dareemayaa magaalada  Dhusamareeb waxaana la adeekayay ammaanka goobaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusa-Mareeb,iyada oo shalay gelinkii dambe wefdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha ay halkaasi gaareen.

Marka uu Dhuusa-Mareeb gaaro Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali waxaa la filayaa in uu kulamo la qaato Xubnaha Hoggaanka Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo qeybaha kala duwan ee bulshadakala si looga hadlo dhismaha maamulka Galmudug.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com