Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

HomeWararka

Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa maant aad loo adkeeyya xili uu ku soo wajahanyahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali K

Madasha badbaado Qaran oo Fariin Culus u diray QM
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa maant aad loo adkeeyya xili uu ku soo wajahanyahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa aad looga dareemayaa magaalada  Dhusamareeb waxaana la adeekayay ammaanka goobaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusa-Mareeb,iyada oo shalay gelinkii dambe wefdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha ay halkaasi gaareen.

Marka uu Dhuusa-Mareeb gaaro Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali waxaa la filayaa in uu kulamo la qaato Xubnaha Hoggaanka Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo qeybaha kala duwan ee bulshadakala si looga hadlo dhismaha maamulka Galmudug.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: