Uganda: 16 Qof ayaa ku dhimatay roobab Duufaano watay

HomeWararka

Uganda: 16 Qof ayaa ku dhimatay roobab Duufaano watay

Dalka Ugandha ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan oo watay duufaano, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool dalkaasi. Roobabka ayaa

Qaar kamid ah Ergadii soo xushay baarlamaanka Soomaaliya oo dhaqan galiyay amarkii Al-shabaab
QM oo sheegtay inay garab taagan tahay dadka ku waxyeelooba weerarada Al-Shabaab
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 33aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo)

Dalka Ugandha ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan oo watay duufaano, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool dalkaasi.

Roobabka ayaa waxaa ka dhashay daadad xoogan oo galaaaftay nolsha 16 qof.

Sidoo kale daadadka ayaa jaray wadooyinka, isla markaana bur-buriyey guryo badan

Kooxaha bad baadada ayaa ku howlan samata bixinta dadka, iyadoo roobabka intiisa badan uu saameeyey deegaanada dhanaca gobolka lagu magacaabo boundibugyo

Inta abdan Bariga Afrika waxaa saameeyey roobab watay dabeylo xoogan.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: