Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News Saynab Cabdinuur iyo Ismaaciil Xuseen Daahir (dhegayso)

HomeWararkaCiyaaraha

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News Saynab Cabdinuur iyo Ismaaciil Xuseen Daahir (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso kasoo jeedinaya wariye  Ismaaciil Xuseen Daahir  iyo  Saynab Cabdinuur Maxamed. Halkan ka dhagayso.  

Xubintii Ciyaaraha: Chelsea 3-0 Newcastle iyo guusha FA Cup oo dhow (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 3:0 Bayern & PSG fkf Bordeaux? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso kasoo jeedinaya wariye  Ismaaciil Xuseen Daahir  iyo  Saynab Cabdinuur Maxamed.

Halkan ka dhagayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0