Xubintii Ciyaaraha: Chelsea 3-0 Newcastle iyo guusha FA Cup oo dhow (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Chelsea 3-0 Newcastle iyo guusha FA Cup oo dhow (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka FA Cup-ka Ingiriiska, kooxda Chelsea ayaana guul gaadhay, ayaga oo soo bandhigey ciyaar ayna ciyaarin tan iyo xilli ciyaareedkan cusub. Tabaraha Chelsea ayaa sheegay in kooxdiisu ay doonayso guusha koobka FA Cup.

Kooxda Barcelona ayaa ku sigatay in ay la kulanto guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka Spain ee sannadkan. Barcelona ayaa dhibco badan ka sareysa kooxda xifiltanka ba’an uu ka dhexeeyo ee Real Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com