2 weriye oo u kala shaqeeya taleefishinada Universal & Horn Cable oo lagu eedeeyey ku xad gudub anshaxa & shuruucda saxaafadda, iyo faafin warar been ah, shaqo joojinna lagu sameeyey.

Bossaso, Nov 11 – Dawlada hoose ee Bossaso ayaa shaqo joojin ku samaysay 2 weriye oo u kala shaqeeya taleefishinada Universal & Horn Cable. 2-da weriye ayaa lagu eedeeyey in ay ku xad gudbeen anshaxa iyo shuruucda saxaafada, iyo faafin warar been ah, sidaa darteedna shaqadii laga joojiyey. Duqa magaalada Bossaso Maxamuud Faarax Beeldaaje oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com