Yaasiin Maxamed oo ka tirsan ciidanka SSC-Khaatumo ayaa fariin adag u diray Maamulka Somaliland.

Yaasiin Maxamed oo ka tirsan ciidanka SSC-Khaatumo ayaa fariin adag u diray Maamulka Somaliland.

Yasiin Maxamed Cabdulle oo ka tirsan ciidanka jamaahiirta ah ee SSC-Khaatumo ayaa fariin adag u diray Maamulka Somaliland “SNM Gaada yarida away gumacyadaadii Gawaan cararku waa maxay ma gaf baa ku soo xiray ma wax baadan kala garan” ayuu ku yiri geeraar u tiriyay Maamulka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com