Yaasiin Cartan, “Madaxweyne Gaas Wax Lug ah Kuma Lahayn Ridistii Golaha Wasiirada” (dhegayso)

Yaasiin Cartan, “Madaxweyne Gaas Wax Lug ah  Kuma Lahayn Ridistii Golaha Wasiirada” (dhegayso)

Dr Yaasiin Cartan oo ah lataliyaha madaxweynaha dowladda Puntland ee dhanka gobolada ayaa beeniyey warar ay bulshadu hadalhaysay oo ahaa in madaxweynaha dowladda Puntland wax lug ah kulahaa tallaabadii barlamaanku kalsoonida ugala laabteen golaha wasiirada.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com