Xumbabays: Saddex qof ayaa ku dhintay Israsaasayn dhexmartay laba dhalinyara ah!

HomeWararka

Xumbabays: Saddex qof ayaa ku dhintay Israsaasayn dhexmartay laba dhalinyara ah!

Xumbabays: Saddex qof ayaa ku dhintay Israsaasayn dhexmartay laba nin, halka shan qof oo kale dhaawacmeen, ragga israsaaseeyey waxay ka wada shaqayn jireen gubista dhirta oo ay dhuxul ka sameeyaan, deegaanka Xumbabays wuxuu hoostagaa degmada Iskushuban ee gobolka Bari. Guddoomiye kuxigeenka degmada Iskushuban Axmed Jaamac Xasan ayaa Daljir uga waramay dhacdadan.

Wasaaradda Cafimaadka DFS oo shaacisay kisaas cusub oo COVID-19 ah
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Eng Abshir Muuse oo ka mid ahaa aasaasayaashii Puntland oo London ku geeriyooday

Xumbabays: Saddex qof ayaa ku dhintay Israsaasayn dhexmartay laba nin, halka shan qof oo kale dhaawacmeen, ragga israsaaseeyey waxay ka wada shaqayn jireen gubista dhirta oo ay dhuxul ka sameeyaan, deegaanka Xumbabays wuxuu hoostagaa degmada Iskushuban ee gobolka Bari.

Guddoomiye kuxigeenka degmada Iskushuban Axmed Jaamac Xasan ayaa Daljir uga waramay dhacdadan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: