Xukuumadda Soomaaliya oo diiday baaqii Gudoomiyaha Aqalka Sare

HomeWararka

Xukuumadda Soomaaliya oo diiday baaqii Gudoomiyaha Aqalka Sare

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federa

RW ku-xigeenka Dalk oo kala hadlay QM muhiimada nabadda & xasilloonida Somalia
Siyaasi Cali Xaaji oo Baaq u diray Madaxweynaha Puntland (dhegayso)
Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada xubno Al-shabaab ka tirsan oo lagu dilay Awdheegle

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi, waxaana u badan xubno dhalinyaro ah oo qaarkood ka shaqeeya Xafiisyada Wasaaradaha.

Shan xubnood oo ka mid ah ayaa dumar ah waana kuwa ugu badan dhammaan maamulda xubnaha ay soo Magacaabeen oo ka koobnaa labo xubnood.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa si weyn uga soo horjeestay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay magacowdo xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulaya gobolada Waqooyi.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay xildhibaanada gobolada Waqooyi ugu eedeeyeen in ay doonayso in ay afduubato xubnaha xildhibaanada Somaliland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: