RW ku-xigeenka Dalk oo kala hadlay QM muhiimada nabadda & xasilloonida Somalia

HomeWararka

RW ku-xigeenka Dalk oo kala hadlay QM muhiimada nabadda & xasilloonida Somalia

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix, iyagoo kawa

Ciidamadda PSF,BMPF iyo guddiga Amniga Puntland oo shir Jaraa’id qabtay (Daawo)
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Al-cadaala ayaa faah faahiyay howlgal qorsheysan
Daawo doorashada duqa degmada Bossaso iyo guusha Cabdisalaan Bashir (daawo)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix, iyagoo kawada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo guud ahaan geeska Africa.

Saalax Axmed Jaamac waxaa kulanka kala qayb galay Danjiraha JFS ee Ethiopia Cabdullaahi Maxamed Warfaa, La taliyaha Amniga Ra’iisal Wasaaraha XFS Kamaal Daahir Guutaale iyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya Maxamed Amiin Sheikh.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo weftigiisa ayaa shalay ka qeyb galay kalfadhiga 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika, isagoo madasha shalay ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay, damaca gurracan ee Ethiopia iyo guulaha ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: