Xubno kasocda labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray laascanood

HomeWararka

Xubno kasocda labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray laascanood

Wafti ka kooban xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metela deegaanada SSC oo uu hogaaminayey, Guddoomiye kuxigeenka 2AAD ee Aqalka Sare

Amaanka Kaantaroolada iyo Garoomada Diyaaradaha ee Puntland oo ciidamo lageeyay
Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo guddoomay aqoonsiga danjiraha Muritaaniya
Wabiga Shabeele oo markale ku fatahay xaafado ka tirsan Baladweyne

Wafti ka kooban xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metela deegaanada SSC oo uu hogaaminayey, Guddoomiye kuxigeenka 2AAD ee Aqalka Sare Senator Cabdilaahi Cali Xirsi (Timacadde) ayaa gaarey magaalada #LAASCAANOOD ee xarunta gobolka Sool oo kujirta xaalad dagaal.

Waftigan ayaa kulan la qaatay hogaanka dhaqanka ee deegaanada SSC oo hormuud u ah dadaalada deegaanadaasi looga badbaadinayo gacanta maamulka Somaliland ee sida arxan darada ah u maamulayey deegaanadaasi 15 ka sano.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: