Xubintii Ciyaaraha: Xulka Puntland oo Garoowe lagu Soodhaweeyey (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Xulka Puntland oo Garoowe lagu Soodhaweeyey (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel - Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingir

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, waxaana muuqatada in kooxihii doonayey in ay xilli ciyaareedkaan tartan la galaan Mancheter City ay hoos u sii liicayaan kaddib markii kooxda uu hogaamiyo tababare Jose Mourinho taako la kulantay.

Xulka kubadda cagta Puntland ayaa lagu soo dhaweeyaay caasimada Puntland ee Garoowe kaddib markii ay ka soo laabteen tartankii kubadda cagta ee guushu ku raacday Xulka Jubaland.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

     

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: