Xubintii Ciyaaraha & Koobka Adduunka, Ruushka 2018

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha & Koobka Adduunka, Ruushka 2018

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxa la soo gabagabeeyay kulamadii isreebreebka koobka adduunka ee sannadka 2018 lagu qaban doono dalka Ru

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxa la soo gabagabeeyay kulamadii isreebreebka koobka adduunka ee sannadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka. Dhanka kale qaar ka mid ah xulalka ka qaybgalaya koobka adduunka ayaa ciyaaray kulamo tijaabo u sii noqon doona kahor bilaabashada koobka adduunka, xulalka Afrika ayaana soo badhigay ciyaaro aad loo jeclaystay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

  

        

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: