Xubintii Ciyaaraha: Juventus iyo Man Utd oo tartan ugu jira la wareegida Mesut Ozil (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Juventus iyo Man Utd oo tartan ugu jira la wareegida Mesut Ozil (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Philip Coutinho ayaa ugu dambeyn lagu

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Philip Coutinho ayaa ugu dambeyn lagu soo bandhigay garoonka caanka ah ee kooxda Barcelona, Nou Camp. Coutinho ayaa taariikhda baal cajiib ah ka galay, noqdeyna cayaaryahanka labaad ee dunida ugu qaalisan.

Kooxaha Juventus iyo Man Utd ayaa heshiis mid walbaa rabto in ay kula wareegto Mesut Ozil u soo bandhigaya kooxda Arsenal. Mesut Ozil ayaa beryahan danbe Arsenal ka falaagoobay, diideyna in uu wax heshiis ah saxiixo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

  

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: