Xubintii Ciyaaraha: Falaanqeyn Horyaalka Gobolada iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Falaanqeyn Horyaalka Gobolada iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni (waxaa fududeysay shirkadda Somtel - Share Your World) Xulka Puntland ayaa sannadkii labaad oo xidhiid

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)
Barnaamij Gaar ah Sports News iyo Suuqa Kala Iibsiga Cayoortooyda (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

(waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World)

Xulka Puntland ayaa sannadkii labaad oo xidhiidh ah iska xaadiriyey horyaalka tartanka gobolada dalka kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulka gobolka Banaadir.

Madaxwaynaha La Liga ayaa sheegay in Barcelona aysan waajib ku ahayn in ay salaan sharafeed siiso kooxda Real Madrid oo ku soo guulaysatay koobka kooxaha aduunka marka labada kooxood ay ku kulmaan garoonka wayn ee Santiago Bernabéu Stadium

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

Xubintii ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: