Xubintii Ciyaaraha:  Arsenal 2-0 Tottenham Hotspur iyo wacdaraha Mesut Ozil (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Arsenal 2-0 Tottenham Hotspur iyo wacdaraha Mesut Ozil (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Mansheter City ayaana weli sii wadda bandh

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Mansheter City ayaana weli sii wadda bandhiga wanaagsan ee xili ciyaareedkan cusub ay ku biloowdeen. Arsenal ayaa iyana ku durdurisay Tottenham 2-0 waxaana ciyaar wacdaro leh la soo shirtagay Mesut Ozil.

Dhanka horyaalka Isbeyn kulamo si gooni ah isha loogu hayaay ayaa la ciyaaray, waxaana ciyaar xiiso badan dhexmartay labada kooxood ee Madrid iyo garoonka cusub ee Estadio Wanda Metropolitano.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

     

  

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: