Xoghayaha NUSOJ Cumar Faaruuq oo cambareyeey isku daygi Tallman lagu kharajin lahaa (dhegayso)

HomeWararka

Xoghayaha NUSOJ Cumar Faaruuq oo cambareyeey isku daygi Tallman lagu kharajin lahaa (dhegayso)

Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan ayaa sheegay inaan la aqbali karin in wariyayaasha Puntland naftooda khatar la

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 15aad
Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Duqa Garoowe oo dhagax dhigay Waddada Wasaaradaha Garoowe (Sawiro)

Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan ayaa sheegay inaan la aqbali karin in wariyayaasha Puntland naftooda khatar la geliyo. Isagoo ka hadlay falkii dhowaan lagu weeraray Agaasimaha guud ee Daljir ayuu sheegay inuu ahaa fal wuxuushnimo ah oo ka fog ilbax nimada loona baahan yahay in laga hortago falalka noocan ah.

Wariyayaasha Puntland ayuu ugu baaqay inay sii wataa shaqadooda dhex-dhexaad nimada ah dadkan u gudbiyaan xog dhamaystiran oo aan marna laga cabsan caga juglaynta iyo handadaada caburinta ah.

“Dadka siyaasiyiinta ah ee musharaxiinta ah waa inay ka fogaadaan inay handadaan wariyayaasha”, ayuu yiri Cumar Faaruuq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: