Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay (dhegayso)

Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay  (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa sheegay in kalfadhiga baarlamaanka Puntland uu furmi doono 25ka bishan waxaan uu sheegay in guddiyada baarlamaanya ay booqasho ku marayaan gobolada Puntland iyagoo ukuurgalaya xaalada deegaanada ay booqdeen.

hadalkan ayuu ka sheegay kulankii bulshada Bosaaso iyo madaxweyne Deni.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Jaamac ciise maxamud Tooxow 5 years ago

    Puntland.Waxay Ahay HooYadi Ummad Soomaliyeed hooYadiih Faderalka Somalia Salka udhigta Garowe one Garowe Two Waxay Ku Haminaysay in lahelo Dawlad Soomaliyeed oo loo dhanyahay iyadoo intaas Malaayin Lacgo Ku Bixi Jirtay Marti Galnteeda Ayey Maanta Dano Gaara eegatay iska horkeentay dwlad Iyo Maamul Goboleedyada xubnaha Ka ah kana Baaqatay Shir Heer Caalamiah Ugana Baaqatay Dan Shaqsiyaad Iyo HebeL Baa Shirka Ka maqan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com