Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay  (dhegayso)

HomeWararka

Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa sheegay in kalfadhiga baarlamaanka Puntland uu furmi doono 25ka bishan waxaan uu sheegay in guddiyada baarlamaanya ay booqasho ku marayaan gobolada Puntland iyagoo ukuurgalaya xaalada deegaanada ay booqdeen. hadalkan ayuu ka sheegay kulankii bulshada Bosaaso iyo madaxweyne Deni. Dhegayso.

Shirka amniga gobolka Bari ayaa laga soo saaray Go’aamo adag oo amniga wax looga qabanayo.
Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban
Wacaal Darey ah: Madaxtooyada Puntland oo Isugu yeertay Suxufiyiinta.

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa sheegay in kalfadhiga baarlamaanka Puntland uu furmi doono 25ka bishan waxaan uu sheegay in guddiyada baarlamaanya ay booqasho ku marayaan gobolada Puntland iyagoo ukuurgalaya xaalada deegaanada ay booqdeen.

hadalkan ayuu ka sheegay kulankii bulshada Bosaaso iyo madaxweyne Deni.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Jaamac ciise maxamud Tooxow 5 years ago

    Puntland.Waxay Ahay HooYadi Ummad Soomaliyeed hooYadiih Faderalka Somalia Salka udhigta Garowe one Garowe Two Waxay Ku Haminaysay in lahelo Dawlad Soomaliyeed oo loo dhanyahay iyadoo intaas Malaayin Lacgo Ku Bixi Jirtay Marti Galnteeda Ayey Maanta Dano Gaara eegatay iska horkeentay dwlad Iyo Maamul Goboleedyada xubnaha Ka ah kana Baaqatay Shir Heer Caalamiah Ugana Baaqatay Dan Shaqsiyaad Iyo HebeL Baa Shirka Ka maqan

DISQUS: