HomeWararka

Xildhibaano ka horyimid Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Sabab?

War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin illaa 47 Xildhibaan ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay k

Marwo Caasha Geelle Diiriye: “Puntland ma aha afarta qof ee mucaaradka ah ee hubaysan”
Madaxweynihii hore Puntland Cabdiweli Cali Gaas oo Maanta Garoowe ku soo wajahan
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin illaa 47 Xildhibaan ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay ku sheegeen in Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi aanu ku matalin Xildhibaannada labada Gole hadalada iyo qoraalada uu ka soo saarayo, kuna duriyo dhismaha Guddiyada doorashada.

Sidoo kale waxay caddeeyeen in dhismaha Guddiyada doorashada loo maray hab waafaqsan heshiiskii siyaasadeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: