Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulankoodi ugu horeyeey Muqdisho ku yeeshay (Daawo)

HomeWararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulankoodi ugu horeyeey Muqdisho ku yeeshay (Daawo)

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendah

Maryan Gaduudo, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bari: “Waan qaaddacay xubnaha guddiga Gaas magacaabay” (dhegayso)
AQOON YAHAN SHOORTAAYE “WIXII LAGU HESHIIYEY WAXAAD MOODAA WEJI MEYRASHO”
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendaha koowaad ee kulanka maanta waxa uu kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin howlaha ugu muhiimsan ee Golaha horyaala kalfadhigan lixaad ,shuruucda ay Golaha ansixiyeen ee horyaala Golaha Aqalka Sare, Guddoomiyaha ayaa soo hadal qaaday kala aragti duwanaansho u dhaxeysay labada Aqal ee Baarlamaanka oo hada xal laga gaaray.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: